Madaxweyne Ku-Xigeenka Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Cusbitaal Casriya Oo Imaaraadka Carabtu Dhisay

Berbera(GNN):– Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo ay wehelinayaan masuuliyiinta ka socday Imaaraadka Carabta iyo Maamulka gobolka Saaxil iyo Xubno ka mida golaha Wasiirrada ayaa xadhiga ka jaray Cusbitaal casriya oo ay magaalada Berbera ka hirgelisay Dawladda Imaaraadka Carabtu.