Magaalada Burco Oo Lagu Gabogabeeyey Bandhiga Carrwo Ganacsiyeedka Somaliland Oo Muddo Toddobaad ah Ka Socoday.

Burco(GNN):-Waxaa maanta si rasmiya loo soo gabogabeeyey Bandhiga carwo ganacsiyeedka somaliland oo todobaadkii ugu danbeeyey ka socoday Xarunta Gobolka Togdheer.