Maxay soo arkeen guddigii ay IGAD u dirtay soohdinta Soomaaliya iyo Kenya?

Madaxweynaha Djibouti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa shalay shir la yeeshay waftiga Djibouti ee IGAD ay u xil saartey xal-u-helidda khilaafka diblomaasiyaddeed ee dhex yaalla Soomaaliya iyo Kenya.

Waftiga ayaa madaxweynaha u gudbiyey warbixin ka warrameysa xaaladda ammaanka ee ka jirta soohdinta u dhaxeysa dalalka Soamaalia iyo Kenya, oo ay booqdeen.

Exit mobile version