Muran Ka Taagan Gawaadhiga Xamuulka Magaalada Berbera iyo Markab Rar Sida Oo Maalintii Saddexaad Ku Xanibay Dekeda.

Berbera(GNN):-“Muran Horle Ayaa Kadhextaagan Gawaadhida Waawayn Ee Xamuulka Kasoo Qaada Magaalada Berbera Gaar Ahaana Alaabta Kasoo Degta Dekeda Berbera Iyo Gawaadhida Ay Leeday Dalka Aynu Jaarka Nahay Ee (Ethiopia) Murankan Ayaa Salka Kuhaya Markab Taagan Dekeda Berbera Oo Sida( 20,000,)Tan Oo Qamadiya Kaasi Oo Ay Leedahay Waddanka Ethiopia.

“Murankan Gaadiidka Ee Labada Dal Ayaa Isku Haya Qaabka Loo-raraayo Raashinkaasi Lagaynaayo Ethiopia Gaar Ahaana Magaalada Jigjiga Ee Ismaamulka Somaalida Ethiopia.

Xukuumadii Uu Madaxwaynaha Ka Ahaa Alle Hawnaxariiste Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal Iyo Xukuumadii Dhigeeda Ahayd Ee Waddanka Ethiopia Katalinaysay Ayaa Heshiis Wadda Galay Ah Waxaana Uu Heshiiskaasi Labada Dawladood Udhignaa Sidan.

“In Gawaadhida Somaaliland Ay 100/100 Kasoo qaado Raashinka Uu Leeyahay Waddanka Ethiopa Ee Kasoo Degaya Dekeda Berbera Geeyaana Gudaha Ethiopia.

“Markii Uu Geeriyooday Madaxwayne Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal Ayaa Heshiiskaasi Waxkabel Lagu Sameeyay Waxaana Xukuumadii Uu Madaxwaynaha Ka Ahaa Daahir Riyaale Kaahin Ay Heshiiskaasi Kadhigtay In Gawaadhida Somaaliland Ay Qaadaan Raashinka Gelaya Waddanka Ethiopa 100/50 Halka 100/50ka Kalena Lasiiyo Gawaadhida Ethiopa Kadib Cabasho Katimi Maamulkii Markaasi Katalinaayay Ethiopa Waxana Heshiiskaasi Uu Socday Muddo Dheer Sida Ay Isheegeen qaarkamida Mulkiilayaasha Gaadiidka Waawayn Ee Somaaliland.

Muranka Wakhtigan Taagan Ayaa Ah Mid Salka Kuhaya Kadib Markii Markabkan Taagan Dekeda Berbera Loo Fasaxay Gawaadhidii Ethiopianka Ahayd Islamarkaasina Ay Guraayeen Muddo 3Cisho Ah Halka Gawaadhidii Somaalilandna Aanay Ilaa Hadda Waxba Kaqaadin Markabkaasi Rarka Sida.

Maamulka Shirkada Tawfiiq Ee Ay Kumidoobeen Gaadiidlayda Gawaadhida Xamuulka Qaada Ayaa Aan Arintan Waxba Kaqan Waxaana Uu Guux badani Hadheeyay Gaadiidlayda Iyagu Qaadijray Rarkani.

Sikastaba Xaalku Ha Ahaadee Warka Qaar Ayaa Sheegaya In Markabkan Sida Raashinka (20,000)tan Ay Gaadiidka Somaaliland Ay Kaqaa-dayaan :2000; halka Gawaadhida Ethiopiana Qaadayso 1800:Tn

Image may contain: sky and outdoorImage may contain: outdoor

Warar Kale Ayaa Tibaxaaya In Ay Shikadaha Kaleeraniska Ahi Ee Dhica Qamadiga Qayb Kayahiin Muranka Gawaadhida Labada Dhinac Ee Wakhtigan Taagan.

Berbera Somaliland

Saxafi C.raxmaan Cige