Qaraxyo Khasaaro Xoogan Gaystay Oo Gil-gilay Magalada Baqdaad.

Ugu yaraan 13 qof ayaa ku dhimatay Qarxaasi, General Hazem al-Azzawi oo ah Taliyaha Howlgalada Magaalada Ciraaq ayaa wakaaladda wararka ee Ciraaq ee INA loo yaqaanno u xaqiijiyay.

Waxaa uu sheegay in labada Qarax ay ka dhaceen Suuqa Bab al-Sharji oo u dhaw halka loo yaqanno Tayaran Square.