Warar Dheeraad Ah Oo Ka Soo Baxay Weerarkii Masaajidka Akram Juma Ee Kanada

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya ninkii weeray masaajidka Akram Juma ee ku yaala dalka Kanada.
Ninkan oo isga oo cabsan khamri badan, kuna sida boorso khamri aalay masaajidkan, kadibna midi ula soo baxay ddakii ku sugnaa masaajidka, booliskuna xidheen, ayaa loo haystay taageerayaasha Trump.

Hadda waxaa la oggaaday in ninkani uu ka soo jeedo dalka Armania, kuna soo dhex dhuuntay, qaxootiggii dalka Suuriya, isaga oo aan aqoon badan u lahayn luqada carabiga, ayna u suurta ashay in uu sharci kaa helo dalka Kanada.

Ninkan oo hadda ay su’aalo waydiinayaan booliska dalka Kanada ayaa looga shikisan yahay in uu ahaa sirdoon ay soo diratay Armaaniya kana dhex shaqaynaayey dalka Asarbajaan.

Ilaa hadda ma jiro war ay ka soo saartay daawlada Kanada ama laamaha aminigu.