Warbaahinta Gobolka Awdal Oo Canbaareeyay Xadhiga 4Suxufi Oo Magaalada Boorama Ku Xidhan.

Borama(GNN):-Suxufiyiinta ka hawlgala warbaahinta madaxa banana ee gobolka awdal ayaa manta si kulul ucanbaareeyy xadhiga afar wariye ooo maalintii afaraad ku xidhan magaalada boorama .

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;