Wasaarada Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyada Somaliland Oo Qabatay Kulan Lagaga Arrinsanayey Arrimaha Boosaha Somaliland.

Hargeisa(GNN):-Kulankan oo ay kasoo qayb galeen madax kala duwan oo ka socoday shirkadaha ganacsiga dalka iyo Masuuliyiinta wasaarada isgaadhsiinta iyo rugta ganacsiga jsl ayaa ka dhacay xarunta Rugta  Ganacsiga Somaliland.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.