Wasaaradda Isgaadhsiinta Iyo Tiknoolajiyadda Somaliland ayaa laashay dhamaan ruqsaddaha shirkadaha Isgaadhsiineed.

Hargeisa(GNN):-Warsaxaafadeedkan Kasoo Baxay Wasaarada Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyada Jsl Ayaa Lagu Sheegay Inay dhammaan ruqsadihii kala noqotay shirkadaha isgaadhsiinta dalka.

No photo description available.