Abwaan C.raxmaan Abees Oo Caawa Kusoo Bandhigay Magaalada Hargeisa Suugaan Kala Duwan.

Hargeisa(GNN):-Abwaan C,raxmaan Abees oo kamida da’yarta suugaanta ku talaxtagay ayaa markii labaad kusoo bandhigay gabayo kala duwan oo uu kagaga waramayo sida ay ula muuqdeen duruufaha kala duwan iyo waaqica nolosha taala somaliland.

Halkan Hoose ka Daawo Muuqaalka Qayb Kamida Gabayadan.