Allow Colkayaga Col Ku Furo: “WQ” Ibrahim Adam Cilmi-galaan “Qumaash”

Waxa hubaal ah in sanadihii u danbeeyey dadka u heelan ilaalinta jiritaanka qarankooda ay la socdeen ishana ku hayeen in rag u warmo tumanayeen qarankan tisqaaday wax yeeladiisa iyo dibin-dabyadisa, iyagoo adeegsanaya caadal qaatayaal reer somaaliland ah xaga alley ka ahaan weyday mooye teelo umay dhigan, shacbkuna maaha qaar maanta wax la hoos marin karo

Raga hada doobta isu tumayaana waa kuwii shalay isu sacabo tumayey kuna wada socday inaan somaliland talaabo hore u qaadin waa waxa loo yidhaa siyaasadu saaxiib joogto ah male ee waa hadba inta dan lakala leeyahay.

NINA IIMA DIIR NIXIN MARKAAN DAALANA SHALY

Somalilaneey-sidi-sidi -daada mooyee dhul u dhacaaga hubso shacabyow waxan leeyahay ereyga “haye fudud” hablaha iyo halganka labadaba waa u khatare joojiya muxubada aad jabouti kala dul dhacaysaan , Hada Uma jeedo xumeeya Jabouti laakiin (don’t look down upon your selves) halkay inoo joojiyaan aynu u joojino anigoo og inay maslaxado badani inaga dhexeeyaan ee waa in si siman loo arko maslaxadaha.

Jabouti Sidaan qabo majirto colaad iyo nacayb ay reer s/laan umad ahaan u qabto waxase jirta dhinaca siyaasada sababo la wada ogsoonyahay oy u aragto iyadu inaanay dani ugu jirin jabouti ictiraafka somaliland ama haku saxsanaato ama haku khaldanaato.

Jabouti inagoo intan maanta ka itaal daran ayey soomaiya inooga hiilisay siyaasad ahaan weedho aan inaga qabanina inagaga yimaadeen wakhtiyo kala duwaan oonay xaq inoogu lahayn waxaynu ku dhaafnay nin weynba walaal og iyo qodaxi meesheed iyo kala go’ iyo kala lulashana kala lulashaa la qaatay Waa qaa’ciidadi alle haw-nxrste Mohamed ibrahim cigaal kula dhaqamayey Jabouti

Dardaaran : shacabka xariirta ah ee “laanta”waxan leeyahay Cilmiga siyaasadu wuxu leeyahay hadaad cadawyo badan leedahay u mid ka mid ihi meesha ka baxo waa kuu guul ! hada yaa meeshii u siyaasad ahaan inaga taagna iska bedelay?

Madaxweyne kol hadaad china iyo super powerki geed ku xidhay kuwan africa waa budooy ii oole geediga halkaa ka sii wad.qaaqle-yaasha gudaha iyo saaqidiinta siaasada huuryada inoo qoomaya shacabka ku leh warkaaga “waraabe u sheeg”. Halgamaa Ahmed siiraanyo wuxuu yidhi somaaliland wakhtiyo adag bay soo martay oo fulaygu shakiyey.

Those who have suffered a lot, have a right to be happy

Somali-laaneey laguuma baqo

Ibrahim Adam Cilmi-galaan
“ Qumaash”