Barnaamij- Qaabkii uu u Dhacay Alle haw Naxariistee Aaskii Qaran ee Loo Sameeyey Suldaan Maxamed Sul C,qaadir.

Hargeisa(GNN):-Halkan Hoose ka daawo barnaamij dhamaystiran alle haw naxariistee Aaskii Qaran ee Loo Sameeyey Suldaan Maxamed Suldaan C.qaadir Suldaan C.laahi Oo Lagu Aasay Hargeisa.