DAAWO;-Munaasibada Shaacinta Eng Aadan Jaamac Xadi (Mideeye) Oo Usharaxa Golaha Deegaanka Caasimada Oo Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa.

Hargeisa(GNN):-Munaasibad balaadhan oo lagu shaacinayay  Musharaxnimada Eng Aadan Jaamac Xadi oo usharaxan golaha Deegaanka caasimada hargaysa ayaa lagu qabtay huteel Guuleed taasi oo ay kazoo qaybgaleen Madax-dhaqameedka,Waxragadka,Aqoonyahanka Iyo haweenka Beesha Jibriil Abokor oo musharax Aadan usoo xushay in uu ku Matalo gollaha deegaanka caasimada hragaysa.

Sidoo kale waxaa munaasibadani kazoo qaybgalay hogaanka xisbiga kulmiye iyo marti sharaf tiro badan.

Waxaana madasha shaacinta musharax aadan jaamac hadalo ka jeediyay gudidi beesha ee soo xushay,madaxdhaqameed iyo hogaanka xisbiga kulmiye oo sheegay in musharax aadan noqon doono xildhibaanka ugu codka badan golaha deegaanka caasimada hargaysa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN ;