Somaliland oo la shaaciyey Aminta Kaadh-bedalashada ee Doorashooyinka iyo xilliga ay dhammaanayso.

Hargeisa(GNN):-Komishanka doorashooyinka Qaranka somaliland ayaa maanta war cusub kasoosaaray wakhtiga loo cayimay kaadh bedelashada dadkii hore uga qaatay kaadhadhka goobaha kala duwan, waxaana komishanku go’aamiyeen wakhtiga ay hawshaasi ku eegtahay ee ay soo dhammaanayso.

Halkan hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.