War Deg-Dega-Qaraxii Caawa Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Oo Ku Geeriyooday General Maxamed Nuur Galal.

Muqdisho(GNN):-Alle Haw Naxariistee General Maxamed Nuur Galaal ayaa ku geeriyooday weerarka Fiidnimadii Xalay lagu qarxiyey Hotel Afrik.

Halkan Hoose Ka Daawo Warkan Oo Faahfaahsan.