DAAWO;-Xamaaliinta Dekeda Berbera Oo Sameeyay Banaan Bax Ay Kaga Cabanayaan Shirkada Dp World.

Berbera(GNN):-Xamaaliinta dekeda berbera ee loo yaqaan Geelayaasha ayaa manta sameeyay mudo haraad salmi oo ay aga cabanayaan shirkada maamusha dekeda berbera ee Dp World iyo boodhka dekeda oo ay sheegeen I ay shaqadoodii ku farogaliyeen

 

Xamaaliinta oo isku soo baxsamaynayay ayaa waxaa maamulka gobolka ku adeegsadeen ciidamo kuwaasi oo kazoo dareeriyay Gudaha dekeda isagoo markii danbe jidadka magaalada berbera ku muujiyay sida ay uga soo horjeedaan tacadiyo ay kula kacday Dp world joojiyayna shaqadii.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

error: Content is protected !!