Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland Oo Maanta Kala Diray Shaqaalaha Kaadh Qaybinta Gobolada Saaxil, Sanaag, iyo Sool.

Berbera(GNN):-Saraakiisha Komishanka doorashooyinka qaranka somaliland ayaa maanta kala diray shaqaalaha iyo hawl wadeenada qaybinaya kaadhadhka codaynta oo la gaadhsiin doono dadkii deegaanada barriga somaliland ee la diwaangaliyey.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.