Safaarada Dalka Taiwan U Fadhida Somaliland oo Ku Amaanay Xukuumada Xidhiidhka Wanaagsan ee Ka Dhexeeya Dalka Imaaraadka.

Hargeisa(GNN):-Safiirka Taiwan u fadhiya SDR Somaliland Allen C. Lou ayaa Ku amaanay  wakiilka Imaraadku usoo magacabay Somaliland.Wakiilka
Taiwan ee Somaliland ayaa faallo uu ku qoray bogiisa Twitter ka ku bogaadiyay dawladda Imaraadka Carabta (S T)
“Waan ku faraxsanahay in saaxibo badan oo aanu isku fikir iyo xulufo nahay ay la shaqaynayaan jamhuuriyada Somaliland”
Safiirka ayaa ku dheeraaday sida ay somaliland u tahay dal nabdoon oo u baahan maalgashi caalami ah islamarkaana laysku halayn karo.

May be an image of one or more people, people standing and text that says '2020 Taiwan Trade Fair From Somaliland to East Africa'May be an image of one or more people, people standing and indoorMay be an image of one or more people, people standing and people sitting