War Deg-dega-Dab Xoogan Oo Ka Kacay Daanta Shishe Dhinaca Itoobiya Magaalada Wajaale.

Wajaale(GNN):-Dab Xoog Leh ayaa Caawa Qabsady Xaafad Ku Taala Magaaladda Wajaale ee xadka kala qaybiya Somaliland iyo Ethiopia.

Xaafadan oo ah Wajaale Dhinaca Ethiopia ayaa geystay khasaare, waxaana lagu soo waramayaa in halkaasi ay ka socdaan Gurmad lagu samatobixinayo Guryaha halkaasi ku yaala.

Lama Oga Ilaa iminka khasaaraha uu sababay Dabkaasi oo meelo ka mid ah Degmadda Wajaale laga arkayo.

May be an image of fire and outdoors