War Deg-Dega-Weerar Lagu Qaaday Xabsiga Magaaada Bosaaso, Rasaas Xoogan oo Laga Maqlayo Guryaha.

Garoowe(GNN):-Warar hadda ka imanaya magaalada boosaaso ee maamulka puthland ayaa sheegaya in caawa weerar lagu qaaday xabsiga magaalada Bosaaso.