Dawlada Kenya Oo Qunsul Usoo Magacowday Somaliland iyo Sida Ay uga Hadleen Horumarka Jsl.

Nairobi(GNN):-CAS AbabuNamwamba  ayaa maanta Khubad Taariikhiya oo ku saabsan “Dibloomaasiyadda ka hor jeediyey Baarlamaanka” (Parlomacy)  oo ah Qalabka Xiriirka Caalamiga ah “ka jeediyay munaasabad tababar loogu soo xidhayay mudanayaasha EALA, waxaana halkaa laga sheegay Sarkaalka cusub ee loo soo gaabiyo EAC Sec General iyo Qunsulka guud ee qunsuliyada cusub ee Kenya ay ku leedahay magaalada Hargeysa, Somaliland oo lsoo magacaabay inuu noqdo qunsulka somaliland u fadhiyaya dalka kenya magaalada hargeisa.

Waxaana Warkan Lagu baahiyey barta twitterka ee Arrimaha Dibeda iyo Siyaasada Dalka Kenya.

Sidoo Kale waxaa halkaasi lagaga hadlay dadaalada horumarineed ee ka jira somaliland iyo sida ay munaasib u tahay in somaliland iyo kenya yeeshaan xidhiidh caalami ah.