Hal Askari ayaa ku Dhintey Qarax Maanta Muqdisho ka Dhacay.

Muqdisho(GNN):-Hal Askari ayaa ku Dhintey Qarax Maanta Muqdisho ka Dhacay, tiro kalena waxaa soo gaadhay dhaawacyo culculus qaar miino gaadiidka ciidan loogu aasay wado ay marayeen.

Exit mobile version