Muuqaal Cusub Qaabka Libaaxu U Baxsaday Una Cunay Gabadha iyo Warancade Oo Ka Hadlay Hadda.

Hargeisa(GNN):-Caawa fiidkii ka baxsaday xaafada new hargeisa xarun lagu xanaaneeyo libaaxyada oo uu leeyahay Siyaasi Cali maxamed warancade mid kamida libaaxyadii uu ku dhaqday halkaasi, waxaana markii libaaxu baxday uu dhaawac culus gaadhsiiyey gabadh lagu sheegay inay tahay itoobiyaan qoomiyada oromada ah.

Hadaba halka Ka Daawo Muuqaalka Libaaxa Baxsaday iyo Qaabka uu u Cunay gabadha.