Prof Cabdi Ismaaciil Samater oo si adag uga hadlay Xaalka magaalada Muqdisho iyo Cidda Eeda Isla Leh.

Minisota(GNN):-Prof cabdi ismaacil samater oo kamid ah aqoonyahanka soomaliyeed inta badan wax laga waydiiyo arrimaha somalia, ayaa waraysi uu bixiyey si adag ugaga hadlay xaalada maanta somalia gashay isagoo eeda dusha u saaray hogaamiyaha xukuumada villa somalia maxamed c,laahi Farmaajo madaxweynaha wakhtigiisu dhammaday.

https://youtu.be/bycaTHPRWjA