Somaliland oo War-cusub ka soo saartay Dhismaha Taawarada.

Hargeisa(HNN):-Xukuumada Somaliland gaar ahaan wasaarada isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyada jsl ayaa war cusub kasoo saartay go’aan ay hore ugu hakisay dhismaha taawarada cusub.

 

Halkan Guji Oo Ka Akhriso Xeernidaamiyeyaashii Ay Hore Wasaarada Isgaadhsiinta Somaliland ee Lagu Dhaqayo Shirkadaha isgaadhsiinta Dalka.

 

Hargeisa Somaliland

Gabiley News Network