War Deg-Dega-Ninkii Lagu Eedeeyey Inuu Sawirada Ka Faafiyey Fanaanada Safiya Tusmo Oo Hadda Warbaahinta Ka Hadlay.

Hargeisa(GNN):-Cabdi ciise Cajuul oo kamida Fanaaniinta ayaa caawa warbaahinta kula hadlay hargeisa waxaanu sheegay inaaney waxba ka jirin arrinta la sheegay ee ah inuu ceebayn iyo sawiro qaawan ka faafiyey gabadha fanaanada ah ee safiya tusmo.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka.

https://youtu.be/daWtuPNc__8