Xog: FARMAAJO oo codsi u diray Xasan iyo Shariif

Muqdisho(GNN):-Madaxweynaha muddo xileedku ka dhamaaday Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa la sheegay in markii ugu horeysay uu codsi u diray madaxweynayaashii hore ee dalka Xasan Sheekh Maxamuud iyo Shariif Sheekh Axmed.

Shabakada Hadhwadaagnews ayaa ogaatay in kulan xalay ka dhacay Villa Somalia oo ay yeesheen Farmaajo, Rooble, Qoor Qoor iyo Cali Guudlaawe aad loogu lafa guray arrinta mudo kororsiga iyo xiisadda ka soo cusboonaatay caasimadda, iyadoo Farmaajo uu dalab u dhiibay Qoor Qoor iyo Cali Guudlaawe.

Halkan Hoose Kasii Akhri Faahfaahinta Warkan.