Dallada Sonsaf Oo Magaalada Hargeisa Kulan Balaadhan Ugu Qabatay Haweenka Musharaxiinta ah ee U Taagan Doorashada Golayaasha Somaliland.

Hargeisa(GNN):-Waxaa Habeenkii Xalay ahaa magaalada hargeisa lagu qabtay munaasibad balaadhan oo ay isku arkeen islamarkaana isku barteen dhammaanba haweenka musharaxiinta ah ee ka sharaxan xisbiyada qaranka jsl.

Haweenkan Musharaxiinta ayaa Waxaa Munaasibad weyn u qabatay dallada ururada aan dawliga ahayn ee sonsaf, iyadoo sidoo kale ay kulankan qayb ka ahaayeen musharaxiinta kasoo jeeda beelaha gabooyaha.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.