Jaaliyada Reer Somaliland ee Ku Nool Magaalada Cardif ee Dalka Wales Oo Si Weyn Ugu Dabaal Degay Xuska 18may.

Cardif(GNN):-Jaaliyada ree somaliland ee ku nool  boqortooyada biritan  gaar ahaan caasimada cardif ee dalka Wales ayaa isku soo baxyo balaadhan oo ay ku muujinayaan dabaal dega somaliland ku hortagay xarunta golaha dawlada hoose ee cardif, muwaadiniinta reer somaliland ee sameeyey munaasibadan xuska 18 may ayaa halkaa kala wadaagay bulshada jamhuuriyada somaliland hanbalyo iyo dabaal dega xuska maalinta munaasibada qaran ee 18 may.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.

 

Exit mobile version