Komishanka Qaranka Somaliland Oo Dalka Kusoo Dhaweeyey Goobjoogeyaal Caaalami ah Oo Ka Socoda In Ka Badan 30 Dal.

Hargeisa(GNN):-Waxaa maanta saraakiisha sarsare komishanka doorashooyinka qaranka somaliland dalka kusoo dhaweeyeen goobjoogayaal caalami ah oo ka socoda beesha caalamka.

Waxaana goobjoogayaashani ka qayb gali doonaan oo ay korjoogtayn doonaan doorashada ka dhacaysa somaliland 31may ee bishan dhamaadkeeda.