Labada Musharax Ee Farxaan Iimaan iyo Maxamed Aar Oo Cudud Taageero Kusoo Bandhigay Caasimada Hargeisa+Khudbadaha Ay U Jeediyeen.

Hargeisa(GNN):-Musharaxiinta kala ah Maxamed C.laahi Gaaxnuug Aar oo u taagan golaha deegaanka caasimada hargeisa tartana ugu jira iyo musharax Farxaan Muuse Iimaan Ayaa si Weyn ugala qayb galay Kumanaan kamid ah taageerayaashooda caasimada hargeisa, iyagoo khudbado uga jeediyey fagaaraha beerta xoriyada magaalada hargeisa.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkaasi.