Muqdisho Oo 30 Sano kadib lagu Qabanayo Markii ugu Horeysay Xuska Maalinta Madax Banaanida Somaliland 18 may.

Muqdisho(GNN):-Waxaa markii ugu horeysay magaalada muqdisho ka dhacaysa xaflad balaadhan oo loogu dabaal degayo xuska maalinta madax banaaninda Jamhuuriyada somaliland ee 18 may.

Waxaana Munaasibada Xafladan oo habeen danbe ka dhacaysa hotel eilete ee magaalada Muqdisho soo agaasimay dhalinyar aqoon yahan ah oo kasoo jeeda somaliland islamarkaana hadda ku nool magaalada muqdisho.

Halkan Hoose ka Daawo.