Musharixiinta eng Fadxi iyo cabdiraxmaan ayaa cudooda taageero ku soo bandhigay Caasimada Hargeisa.

Hargeisa(GNN):-Iyadoo Maanta ay u lahaayeen xisbul xaakimka kulmiye maalinta ololaha waxaa caasimada hargeisa kusoo bandhigay cududooda taageero musharaxiinta Eng Fadxi jaamac baaruud, iyo Musharax C,raxmaan waxa ay taageerayaashooda kala qayb galeen badhiga ololaha oo harqiyey wadooyinka caasimada.