Ra’iisal Wasaaraha Jabuuti oo Madaarka kaga Horyimi kuna soo dhaweeyey Madaxweynaha J Somaliland.

Djibouti(GNN):-Madaxweynaha Somaliland iyo waftigii uu hogaaminayey ayaa si nabad ah ku gaadhay caasimada dalka djibouti halkaas oo uu kusoo dhaweeyey madaarka magaalada jabuuti raysal wasaaraha dalkaasi.

Exit mobile version