Shirkadaha Diyaaradaha Ugu Waawayn Dunida Oo Joojiyay Duulimaadyadii Israel.

Tel-aviv(GNN):-Shirkadaha Duulimaadyada dhanka hawada ee diyaaradaha ayaa gabi ahaanba joojiyey inay wax duulimaad ah ku tagaan dalkaasi israel iyagoo ka cabsi qaba inay ku habsadaan gantaalada sida darandooriga ah ay ugu garaacayaan xoogaga falastiiniyiinta xamaas.