Taliska Ciidanka Booliska Somaliland Oo Soo Bandhigay Tirada Gaadiid Ciidan Oo Xukuumadu usoo Iibisay.

Hargeisa(GNN):-Taliska Ciidanka Booliska Somaliland ayaa goor dhawayd magaalada Hargeisa kusoo bandhigay Gaadiid tiro badan oo loo iibiyay Ciidanka Booliska, gaadiidkaasi oo ay sheegeen in ay u adeegsan doonaan hawlgallada sugidda nabadgalyada.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Taliyaha Guud ee Ciidamada Booliska Somaliland.