Wargalin Muhiima Aaska alle haw Naxariistee Dr Maxamed Yuusuf C.laahi

Hargeisa(GNN):-Dhammanba ehelada Qaraabada iyo Shacabka reer Somaliland ee Ka qayb galaya Aaska alle haw naxariistee Dr Maxamed Yuusuf C.laahi Gaboobe Waxaa lagu wargelinayaa in lagu aasayo Xabaalaha Malawle, Waxaana maydka marxuumka laga qaadi doonaa gurigiisa oo ku yaalay xaafada Jigjiga yar.

Wakhtiga la aasi doono ayaa ah 10:00 ka subaxnimo haddii eebe yidhaa insha allah.

Alle haw Naxariisto Marxuumka eebe Janatul fardowsa haku arsaaqo, ehelka iyo qaraabada shacabka somaliland ee ka baxayna samir iyo iimaan alle haka siiyo Aaaamin aaamin.