Xabaalaha Magaalada Wajaale Oo Ay Roobabkii Waaweynaa Dibeda Soo Dhigeen Lafaha Dadkii Lagu Aasay.

Hargeisa(GNN):-Magaalo ganacsiyeeda Wajaale waxaa ka dhacay in roobabkii waaweynaa ee ka da’ay soo faqeen lafaha dadkii lagu aasay xabaalaha magaalada.

Waxaana arrintan warbaahinta uga waramay goobjooge ka warhelay dhacdadan.

Exit mobile version