Xarunta Gobolka Gabiley Oo Si Aan Hore Loo Arag Ku Qaabiley Madaxweynaha Somaliland Maalinta Ololaha Xisbul Xaakimka Kulmiye.

Gabiley(GNN):-Halkan Ka Daawo Muuqaalo Layaab leh oo Bulshada Gobolka Gabiley Isku soo bixii ugu balaadhnaa ku muujiyeen Maalinta Ololaha Kulmiye.