Beesha Caalamka Oo Dawlada Ingiriiska Uxil Saaray Ka Xog Waranka Qadiyada Somaliland Iyo Doorashooyinkii Ka Dhacay.

Wasiirka wasaarada arimaha gudaha Somaliland ayaa ka hadlay doorashadii dalka somaliland ka Dhacday 31may iyo sida beesha caalamku uga dareen celisay.

Sidoo kale wasiirka arimaha gudaha ayaa sheegay in beesha caalamku qadiyada somaliland uxil saartay dalka ingiriiska.

Dhanka kale wasiir kaahin ayaa shaaciyay in dalalka africa oo dhawaan lagu wado in ay doorashdo ka dhacdo lagu xidhay in ay qabtaan doorasho la mid ah tii dhawaan ka dhacday somaliland ,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;