Burco: Wiil aan la aqoonsan Maydkiisa oo isku Daldaley gudaha magaalada.

Burco(GNN):-ALLE haw naxariiste wiil dhallinyaro ah ayaa habeenkii xalay isku daldaley mid ka mida dhirta ku taala gudaha magaaalada Burco,  waxaana maydka marxuunka la geeyay cisbitaalka guud ee magaalada, iyada oo lagu riday talaagada Maydka.

Ilaa hadda lama aqoonsan sawraca wiilkan, oo xalay isku deldelay gudaha magaalada Burco oo la geliyay talaagadda cisbitaalka.

Maydka marxuunkani  ciidanka amniga ayaa baadhid kuwada.

 

Reach US At :

00252634243848

XULASHADA GNN





Documentary ka hadlaya Dib-u-dhiskii Somaliland

Shirkii Tawfiiq ee Sheekh 1992