Deg-Deg-Natiijada Hordhaca ah ee Golaha Wakiilada Gobolka Maroodijeex Xildhibaanada Usoo Baxay.

Hargeisa(GNN):-Tirada Musharaxiinta laga doonayey inay kasoo baxaan  gobolka maroodijeex oo dhammaa 20 xildhibaan ayaa waxaa ay xisbiyadu u kala heleen sidan.

Natiijo hordhac ah: Golaha Wakiillada Gobolka Maroodijeex
UCID 5
KULMIYE 8
WADDANI 7
Exit mobile version