“Ma Idiin Sheegaa Sababta aanan Madaxtooyada U Galayn Xataa Haddii Soogal Laygu Yidhaa Wakhtigan”… Sheikh Aadan Siira.

Hargeisa(GNN):-Sheikh aadan Maxamuud Xiir Aadan (Siira) oo Ka hadlayey munaasibad lagu soo cashuumay isaga iyo culimo kale oo loo qabtay xildhibaanada C,kariin Axmed Mooge iyo Barkhad jaamac batuun ayaa kagaga waramay arrimo xasaasiya, isagoo sidoo kale sheegay sababo jira aawwadood oo aanu ilaa hadda oo xukuumada madaxweyne muuse biixi cabdi ku jirto labadii sanno ee ugu danbeeyey muddo xileedka, aanu u tagay Madaxtooyada Somaliland haddii xataa looga yeedho oo lagu martiqaado.

Sheekh ayaa sidoo kale Waxaa uu talooyin iyo waayo aragnimo ku kordhiyey Cabdikariin Axmed mooge oo lagu waddo inuu noqdo Maayirka dhawaan bedeli doona C,raxmaan soltelco.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Sheikh Aadan Siira.