Madax dhaqameedka iyo Odayaasha Gobolka Gabiley Oo Fariin u Diray Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland.

Gabiley(GNN):-Odayaasha iyo madax dhaqameedka gobolka gabiley qaar kamida ayaa xukuumada somaliland ugu baaqday inay faraha kala baxdo farogalin ay sheegeen in lagu hayo golihii deegaanka cusbaa ee degmada gabiley oo hadda la doortay.