Maxaa ka jira is casilaada gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Adan.

Hargeisa(GNN):-Gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland saleebaan Maxamuud Aadan Ayaa la sheegay in uu warqad iscasilaada ee ka tagista gudoomiyaha golaha Ugudbiyay madaxwaynaha Somaliland muuse biixi

Wararka laga helayo gudbidta xilka ka tagista gudoomiye saleebaan ayaa sheegaya in uu yahay mid ku yimid sobobo isaga ugaar sida uu baahiyay Tvga Horyaal 24.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN.