TACSI Ku Socota Ehelada AUN Marxuum Ahmed Shire (Basbaas).
Inaalilaahi wa inaa Ilayhi raajicuun anoo ku hadlaya dhamaan magaca reer Obsi waxaan tacsi u dirayaa Abti Ahmed Shire (Basbaas) oo ku geeriyooday xalay Dubai. Waxaan ka tacsiyadaynayaa dhamaan reer Xaaji Ibraahim Cismaan (Basbaas) geerida naxdinta leh ee ku timi Abti Ahmed Shire.