Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Jsl Oo Marlabaad u hanjabay golayaasha Deegaanka Dalka.

Hargeisa(HNN):-Wasiirka Wasaarada arrimaha gudaha jamhuuriyada somaliland mudane Maxamed Kaahin Axmed ayaa si kulul mar labaad ugu hanjabay golayaasha deegaanka ee dalka waxaanu ku tiiqtiiqsaday inaanay jiri doonin murankii buuqii hore u raadiyey golayaasha deegaanka dalka taas bedelkeedana la doonayo in buuqdii lagu bedelo waxqabad horumar ninkasta oo la soo doortay uu ku celiyo bulshadii soo dooratay.

Hadalka wasiirka ay ku soo beegmaya xili ay shacabka somaliland indhaha ku hayaan talaabooyinka ugu horeeya ee ay qaadaan dadkii ay soo doorteen.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan Wasiirka.

Exit mobile version