Abwaan Cabdi Qays oo Carwada Buugaagta ka tiriyay gabay soo jiitay dadweynaha.

Hargeisa(GNN):-Abwaan Cabdi Aadan Xaad Qays Oo kamida abwaanada waaweyn ee afka somaaliga ayaa ka tiriyey madasha carwada badhiga buugaagta somaliland ee hargeisa gabay soo jiitay shacabka.

Halkan Hoose ka Daawo Muuqaalka Gabayga Abwaan Cabdi Qays.