Dugsiyada Taaj Schools Oo Door Weyn Ka Qaatay Ololaha Qashin Gurka Dooxa Hargeisa FariinaDiray..

Hargeisa(GNN):-Dugsiga Taaj iskuul ayaa ahaa dugsiga kaliyaata ee isagu si hagar la’aan ah uga qayb qaatay ololaha nadiifinta dooxa weyn ee caasimada hargeisa kaas oo golaha deegaanka cusub ee caasimadu hore u shaaciyeen in olole nadaafadeed lagu qaado maalinta khamiista oo maanta ahayd, waxaaney dugsiyada taaj school hormuud u ahaayeen hawsha nadaafada caasimada.

Maamulka iyo Ardayda Dugsigaasi oo si weyn uga qayb qaatay Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkaasi.