Maareeyaha Guud ee Dahabshiil Group Oo Bogaadiyey Bandhiga Carwada 14 aad ee Bandhiga Buugaagta Hargeisa.

Hargeisa(GNN):-Maareeyaha Guud ee Shirkadaha Dahabshiil Group Abdirashiid Duale ayaa Bogaadiyay Carwadda 14aad ee Caalamiga ah ee Bugaagta Hargeysa, Isla markaana ka hadlay ahmiyadda isdhexgalka Dhaqan -Dhaqaale ee bulshooyinka Jaarka ah.